Ka Baro
Qaninimo Academy
Xirfad Leh mustaqbal

Qaninimo waa meesha aad ka baranayso xirfadaha shaqo lagu helo. Casharro kooban, macallimiin real ah, iyo waxbarasho si dhab ah kuu shaqaynaysa

Feature Courses

Intermediate

Our category

Graphic Design

Video Editing

artifical intelligence

Subscription

Bronze

Ku Haboon dadka raba inay bilaaban ama tijaabiyan platformka

Waxay Helayan

Limitations

Silver

Ku Haboon dadka Doonaya inay Xirfad dhab ah yeeshan

Waxay Helayan

Limitations

Gold

Ku Haboon dadka raba Full acces+pro Level

Waxay Helayan

Best Value dadka Raba In ay Xirfad sare gaaran

Dooro Planka Kugu Haboon bilow learningkaaga maanta hel certificate kaa caawinaya Mustaqbalkaaga

Sign Up As A Instructor

Hadi Aad Tahay macalin cusub halkan iska diwan gali oo buuxi dhamaan fariimaha kuso baxaya kadibna sug farinta kaaga imanaysa qaninimo

Sign Up As A Student

Hadi Aad Tahay Arday cusub halkan iska diwan gali oo buuxi dhamaan fariimaha kuso baxaya kadibna codso course

Koorsadan CapCut ee Qaninimo.com waxay wax weyn ka beddeshay qaabka aan u habeeyo muuqaallada (video editing). Hadda waxaan awoodaa inaan taleefankayga kaliya ku sameeyo muuqaallo tayo sare leh oo u muuqda kuwo lagu sameeyay qalab qaali ah. Sharaxaadda macallimiintu waa mid aad u fudud oo qof walba fahmi karo.
Khadar Ciise
Barashada CapCut
Waxaan muddo raadinayay meel aan ka barto nidaamka VEO 3, nasiib wanaag Qaninimo.com ayaan ka helay. Waxaan hadda si xirfadaysan u maamuli karaa duubista iyo falanqaynta ciyaaraha, waana xirfad cusub oo suuqa hadda aad looga rabo. Aad ayaan ugu qanacsanahay tayada casharrada
Hodan Cabdi
Barashada VEO 3
Ma aqoonin wax ku saabsan naqshadaynta (Graphic Design), laakiin koorsada Adobe Illustrator ka dib, waxaan hadda samaysan karaa Logos-ka iyo naqshadaha Vector-ka ah ee aadka u quruxda badan. Qaninimo.com waxay i tustay in xirfadahan caalamiga ah lagu baran karo afkeena hooyo si heer sare ah.
Maxamed Cali
Barashada Adobe Illustrator

Want to receive push notifications for all major on-site activities?